U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhil

Fal Gudbe (1)
Naxwe-ilay, -ishay
Xaraf DHSubg DHI4 xar
1

Qolofta kore ka qaadid (miro iwm).

2

Diriqa ka bixin (caw, xaskul iwm).

3

Luumo (galley, haruur iwm) oo isku meel ka baxay qaarkood siibid.

4

Timo qurxiin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddii aad is tiraahdo basal dhil, sida aad marba qob uga qaadayso ayay dhammaataa.

”
“

Inta a oghayay 10-12 qof oo 3 ka mid ah la sheegay inay ahaayeen Shaqaalaha UN-ka ayaa ku Geeriyooday Dhil Diyaaradeed Harada Victoria..

”
“

Inta a oghayay 10-12 qof oo 3 ka mid ah la sheegay inay ahaayeen Shaqaalaha UN-ka ayaa ku Geeriyooday Dhil Diyaaradeed Harada Victoria,Diyaaradaasi oo laga lahaa wadanka Ruushka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (1) (f.g1)

Isrogrog

-ilay, -ishay

Xarafka

DH · DHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhil - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD