U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhexdhexaadin

Magac Fal
Xaraf DHSubg DHE13 xar
1

.dh dhexdhexaadi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Soomaalida iyada ayaa xallin karta arrimaheeda, mana dhacayso in cid kale oo shisheeye ah ay dhexdhexaadin ka dhex sameyso, xalka ugu weyna wuxuu ku jiraa in la isku xukumo diinta Islaamka" ayuu yiri Sheekh Xasan Daahir Aweys.

”
“

Arab Moi oo saxafiyiinta kula albaabka hore ee xafiiskiisa ayaa sheegay inuu bilaabi doono dhexdhexaadin uu ka dhex sameeyo dhinacyada isku haya siyaasada Somalia, uuna ku qancin doono inay si wadajir ah amaanka dalkooda amaan ugu soo dabaalaan.

”
“

Xildhibaan Carale oo ay u wakiisheen inuu saxaafada ula hadlo ayaa sheegay in kulankoodii ay kasoo saareen in dunidu ay gudi dhexdhexaadin ah u soo dirto Somalia.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

DH · DHE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhexdhexaadin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD