U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhaqanxumo

Magac Dheddig
Xaraf DHSubg DHA10 xar
La Mid AhdhaqanxumiMagac Dheddig
1

Hab aan wanaagsanayn oo loo dhaqmo.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Waxa ay aad uga fogaadeen in dhibaato iyo dhaqanxumo lagula kaco dadka jilicsan sida carruurta, wayeelka iyo in waxyeello loo geysto macbaddada (kiniisadaha iwm) iyo dadka maxaabiista ah ee lagu qabto dagaalka.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhaqanxumo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD