U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhaf

Fal Gudbe (1)
Naxwe-fay, -ftay
Xaraf DHSubg DHA4 xar
1

Isku dh.: wax, wax kale oo aan noociisa ahayn ku darid.

2

Isku dh.: wax, wax kale oo aan noociisa ahayn ku biirid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxay sidoo kale labada dhinac ay ku heshiiyeen in ay dhisaan guddiyo isku dhaf ah oo u kala qaybsan Guddi Sare iyo Guddi Nabadgalyo.

”
“

Qodobka ugu muhiimsan heshiiska ayaa ah in magaalada Gaalkacyo loo sameeyo booliska isku dhaf ah oo talis qura ka amar-qaata.

”
“

Xildhibaanada ka soo jeeda Goboladaas ayaa doonaya in si meesha looga saaro is jiid jiidka Maamulada in Goboladaas loo sameeyo hal hogaan oo isku dhaf ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (1) (f.g1)

Isrogrog

-fay, -ftay

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhaf - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD