U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dareensii

Fal Laba-Gudbe (2)
Naxwe-iiyay, -iisay
Xaraf DSubg DA9 xar
1

Cid, xog ka maqnayd garansiin.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Allahayow intayada noolna na dareensii qiimiga wax wada qabsiga iyo waddaniyaddu leedahay.

”
“

Gabaygan waxaan tiriyay lixdankii oo aan kula hadlayay xamar oon Aadan Cadde la hadlayay. gabaygan oo aan kaga hadlayay xumaatooyinka inagu soo fool lahaa oon islahaa dadka dareensii iyagoon u bislaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Laba-Gudbe (2) (f.lg2)

Isrogrog

-iiyay, -iisay

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dareensii - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD