U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dafiraad

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DA8 xar
La Mid AhdafiridMagac Fal
1

.dh dafir2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dafiraad jebintaa ay duqyaashu dhirbaaxeen ka dib ayey xusbiyada qaarkood yidhaahdeen "Bagaa loo eryey inkaaranto".

”
“

Hase yeeshee, Xuseen Caydiid wuxuu ku beeniyey Wareysi uu Feberweri 3, 2002 siiyey Jariiradda Reporter oo ah, Toddobaadle ka soo baxa Itoobiya, waxayse taasi u muuqatay dafiraad, waayo way caddayd inuu hadalka hore yidhi.

”
“

Laakiin duqyaasha ayaa arintaa distoorka u eegay oo yidhi "Ma jirto cid nagaga dayuusaysini dorasho kordhin iyo dhimisteedaba", iyaga oo arinta komijaankana ku tilmaamay dafiraad distoor.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dafiraad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD