U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dacdarro

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DA8 xar
1

Dhibaato badan oo ay nafley nolosha kala kulanto.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Xeryaha sii diyaarsan ayaa taas ka mid ahaa buu maqaalku inaga dhaadhicinayaa, inse ubadkii magaalooyinka ka qaxay intii dayuuradda ka badbaadday dacdarro hawd ka heshay warkeeda ma hayo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dacdarro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD