U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dacay1

Magac Lab
Xaraf DSubg DA5 xar
1

Xarig yar oo xoolaha qalka ama faruurta hoose looga xiro si loo xukumo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Maxamuud Cilmi Dacay.

”
“

Kenada: Sideedda wadan ee dheregga ku taran-dacay ayaa shirkoodii shaxaad bixinta wax ugu qorshaynaya wadamada qadhaadhoonaya ee caro-edeg ku uumman.

”
“

Hadba laba da’ood tii dambaa, belo dufaysaaye Darxumada na haysaa ka daran, sebenki Daacuune Dacay baannu wada qaayibniyo, oho ma-diidaane!

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dacay - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD