U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cimro

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CI5 xar
La Mid AhcumroMagac Dheddig
1

Siyaaro sunna ah oo Kacbada lagu tago oo leh sida xajka xarmasho, dawaaf iyo socod.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Lazio ayaa ku fara-adagaysa kabtanka Alessandro Nesta markay ku cimro-qaadatay xaaladda Ferdinand.

”
“

Xidhibaanka geeriyooday oo lagu magacaabo Hilow Imam Cumar ayay da'diisu ahayd 72-jir, waxaana caafimaad ahaan dibada u tagay dhowr jeer, isagoo kasoo laabtay maalmo yar ka hor cimro uu u tagay Magaalada Bakarakeysan ee Maka Al-Mukarama.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C · CI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cimro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD