U gudub nuxurka bogga
SABAAD

caddo

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CA5 xar
1

Dayaxa labadiisa toddobaad ee hore.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Habar ku gabanaysay suryo yar oo u dhow daarta looga taliyo Jamhuuriyadda Shankaroon-land ayaa raadyaowga u sheegtay in Muuse Caddo iyo colkiisa ay Shankaroontu gosha gelisay si ay uga qariso C/laahi Beer-loox.

”
“

Goobjoogayaal ku sugan deegaannada ka tirsan Degmada Mahadaay ee dagaalku xalay ka dhacay ayaa sheegay in kooxo hubeysan oo aan la garanayn ay soo weerareen deegaan ka tirsan Biyo-caddo oo ku dhow Mahadaay, kaasoo sababay khasaaraha dhashay.

”
“

Heshiiskaasina, isaga oo aan si rasmi ah u dhaqan-gelin ayuu Maamulka Djabuuti kastamkii Xadka ka bedelay goobtii hore ee Lawyo-caddo, taasina waxay dhalisay in mar kale is-maandhaafka Siyaasadeed halkiisii ku noqdo, xuduudduna xidhanto.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
caddo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD