U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bisad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf BSubg BI5 xar
1

Nafley yar oo dhogor jilicsan oo hebed ah oo dadka la dhaqanta: waxay ku nooshahay jiir, shimbiro, hilib kale, caano; dinnad; dummad; mukulaal, yaanyuuro; basho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bisad Shambay Shabeel Libaaxu waa xayawaanka duurjooga ah.

”
“

Xuseen Bisad oo ku dhashay Somaliland una dhashay.

”
“

Sheekada Ninka Aadka U Dheer Ee Ina-Bisad.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

B · BI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bisad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD