U gudub nuxurka bogga
SABAAD

birlab

Magac Dheddig
Naxwejool., fiis.
Xaraf BSubg BI6 xar
1

Bir aad u adag oo aan jebin.

2

Bir awood u leh in ay soo jiidato biraha kale.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Markii ay ku dheeraatay gaalladii reer Furus go'doonkaas waxay billaabeen inay ka soo raariciyaan dhufeyskii ay ku jireen derbiyadeeda silsilado bir ah, laguna sii xidhay kalbado birlab ah oo lagu shiday dab, taasoo ka kulul dhuxusha dabka ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

jool., fiis.

Xarafka

B · BI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
birlab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD