U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bafto

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf BSubg BA5 xar
1

Dhar cudbi ka samaysan, aad u cad, fudud, quruxsan oo go'yo shaarar iwm laga tosho.

Tusaale Dheeraad ah1

β€œ

Waxa uu u qaybiyey lacag iyo dhar ay ugu mudnaayeen laba go’ oo cadcad oo bafto ah oo xilligaas lagu xarragoon jirey.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

B Β· BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bafto - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD