U gudub nuxurka bogga
SABAAD

badbaadi

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf BSubg BA8 xar
1

Wax khatar ka nabadgelin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxayse ku xidhan tahay qudhooda sida ay fikrad cusub oo lagu badbaadi karaa uga soo dhex baxdo.

”
“

Dhanka kale waxa uu Madaxweynaha Puntland waxa uu ka hadlay dhibaatooyinka Xooxaha Burcad badeedadu ku hayaan Xebaha Soomaaliya iyo sida looga badbaadi karo dhibaatooyinka ay ku hayaan Maraakiibta Xamuulka ee Cunooyinka u wada Soomaaliya.

”
“

Badbaadi, Oo Dhaq Beer: Dhirta Daaqa Iyo Ugaadha Somaliland Macluumaadkan iyo sawirada saddex ka mid ah waxaa laga soo xigtay wasaaradda Horumarinta daaqa iyo degaanka.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
badbaadi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD