U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baaruud

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf BSubg BA7 xar
1

Budo maaddo qaraxda ah, fuuqa xabbadda ku jira oo gumuca ridda.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Sheekh Baaruud ayaa shirkiisa jaraa'id ku sheegay inay soo mareen gobolo badan oo dalka ka tirsan, isla markaana ay kulamo kula soo qaateen xubno ka tirsan Maxkaamdaha iyo cuqaasha deegaanadaas.

”
β€œ

Ayuu yiri Suldaan Baaruud.

”
β€œ

"Go'aanka aan wadno ee aan ku doonayno inaan ku dhexdhexaadino dhinacyada isdiidan ee Maxkamadaha waa mid lilaahi ah oo aan cidna waxba kaga doonayn, balse aan ku doonayno oo qura inaan khilaafka meesha kaga saarno" ayuu yiri Sheekh Nuur Baaruud.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

B Β· BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baaruud - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD