U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baajin

Magac Fal
Xaraf BSubg BA6 xar
1

.dh baaji.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ra'iisul Wasaare Prodi wuxuu sheegay in xukuumadda dalkiisa ay ku dhaqaaqi doonto tillaabo kasta oo sahleysa in labadaas kooxood ay wadahadlaan, laguna baajin karo dhiig daata.

”
“

Isagoo hadalkiisa sii daba-dhigay "Dunida waxaan ku boorinayaa inay muhiim tahay inaan dadaal u galno sidii loo baajin lahaa rajadan xun, oo gaartay heerkii ugu xumaa ee abid la arko".

”
“

Tusaale ahaan waxa ay dadku dadaal u sameeyaan inay naftooda badbaadiyaan sidaasaa aqalada loo dhistaa, gaadiidka loo raacaa, shaqada loogu kalahaa, dawadda loo cunaa iyadoo aanay taa macnaheedu ahayn in la baajin karayo Qadarka Ilaahay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baajin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD