U gudub nuxurka bogga
SABAAD

axmaqnimo

Magac Dheddig
Xaraf ASubg AX9 xar
1

Axmaq ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wuxuuna qiray inuukaadhka huruuda ah xaq u lahaa, balse aanu mutaysan khaadh cas iyo wax la mid oo aan isagu ku qancin hadalkii ninka ay isku waddanka u dhasheen ayaa khaladkii dhacay ku macneeyay mid halis ah oo axmaqnimo leh.

”
“

"Shaqaalaha gargaar ee lagu dilay sanadkaan oo keliya gudaha Somalia waxay gaarayaan 19-qof, waxaana loo toogtay si axmaqnimo ah" ayuu warsaxaafadeedkiisa ku sheegay Mr.

”
“

Qaraxaas ayay DF ku eedeysay Al-shabaab, inkastoo kooxdaas aysan weli ka hadlin inay ka dambeyso iyo inaysan ka dambeyn, waxaana sidoo kale cambaareeyay qaraxaas Wasiir ka tirsan xukuumada oo sheegay inuu ahaa mid axmaqnimo ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

A · AX

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
axmaqnimo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD