U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aqlabiyad

Magac Dheddig
Xaraf ASubg AQ9 xar
1

Tirada dadka ee ka badan nuskooda.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Barlamanka Somaliland oo is khilaafey Golaha wakiilada ee Somaliland ayaa fadhi ay Hargeysa ku yeeshay maanta cod aqlabiyad ah ku ansaxiyay wax ka badalka xeerka doorshooyinka ee golayaasha degaanka inkastoo mudanayaashu qaarkood ka baxeen kalfadhigaas.

”
“

Labadaa arrimood oo cod degdega loo qaaday wuxuu goluhu aqlabiyad ku oggolaaday in afarta wasiir duduub loogu celiyo Madaxweyne Rayaale.

”
“

Midowga Europe ayaa aqlabiyad weyn ugu codeeyay Qoraalka Dastuurkaasi oo aasaas u ah dastuurka mustaqbalka uu yeelan doono Midowga Europe.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

A · AQ

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aqlabiyad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD