U gudub nuxurka bogga
SABAAD

amaah

Magac Dheddig
Naxwe-hyo, m.l
Xaraf ASubg AM5 xar
1

Xoolo qof laga qaato oo mar lagu heshiiyay loo soo celiyo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Haatan TV-ga kooxda AC Milan ayaa shaaca ka qaaday in labada kooxood ay kawada hadlayaan heshiis amaah ah.

”
β€œ

Landon Donovon (weerar) wuxuu amaah ugaga soo laabtay Sanjose.

”
β€œ

Haddaba, xilligii dawladihii rayidka ahaa, Bangigu wuxuu awood u lahaa inuu dawladda u diido amaah markii la gaaro heerkii loo qoondeeyey.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-hyo, m.l

Xarafka

A Β· AM

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
amaah - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD