U gudub nuxurka bogga
SABAAD

abaarso

Fal Magu (3)
Naxwe-saday, -satay
Xaraf ASubg AB7 xar
La Mid AhabaaraysoFal Magu (3)
1

Wax abaari ku dhacday noqosho (meel).

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xuseen Maxamed Maxamuud (Xoog), ayaa xadhigga ka jaray shalay laba MCH oo laga hirgeliyey tuulada Abaarso iyo degmada Arabsiyo oo dhinaca galbeed ka xiga caasimadda Hargeysa.

”
“

Xuseen Maxamed Maxamuud (Xoog), ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay furitaanka xannaanada Abaarso, waxaannu tilmaamay inay wasaarad ahaan ka shaqayn doonaan daryeelka MCH-ka iyo shaqaalaha caafimaadka ee loo soo xulay inay ka hawlgalaan.

”
“

Wasiirka Caafimaadka oo Xadhigga ka Jaray Xannaanooyin Laga Hirgeliyey Abaarso iyo Arabsiyo Last Modified: Wed 16th Jan,2013 Hargeysa (Jam)- Wasiirka Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland Dr.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (3) (f.mg3)

Isrogrog

-saday, -satay

Xarafka

A · AB

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
abaarso - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD