U gudub nuxurka bogga
SABAAD

yacyacood

Magac Lab
Xaraf YSubg YA9 xar
1

Y. ah: miro aan weli bislaan.

2

Y. ah: hilib aan bislaan oo weli dhiiggii leh.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Rasuulka (scw), Abuubakar iyo Cumar markii ay cuneen raashinkii ayna dhargeen, ayaa wuxuu Nebiga (scw) yidhi: "laxoox, hilib, timir, yacyacood iyo hoobaan!

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Y · YA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
yacyacood - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD