U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xaddiis

Magac Lab
Naxweaxaadiis/-syo, m.dh
Xaraf XSubg XA7 xar
1

(dii.) Falalkii ama hadalladii Rasuulka (n.k.h.a.) laga guuriyey.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Kor uma qaadaan gacmahooda markay Rukuucayaan iyo markay Rukuuca ka soo kacaan, inkastoo arinkaas ay ku soo aroortay Xaddiis sugan inuu Nebiga a.n.k. sidaas samayn jiray.

”
β€œ

Markay Najaasada ka nadiifinayaan jirka iyo dharkaba ma dhaqaan saddax jeer, inkastoo arinkaas ay ku soo aroortay Xaddiis sugan inuu Nebiga a.n.k. sidaas samayn jiray.

”
β€œ

Sidaas oo ay tahay wuxuu Cabdullaahi binu Cabbaas ka xafiday Rasuulka (scw) 1660 xaddiis oo ay Imaamyada Bukhaari iyo Muslim ay ku sugeen kutubtooda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

axaadiis/-syo, m.dh

Xarafka

X Β· XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xaddiis - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD