U gudub nuxurka bogga
SABAAD

taqsiin

Magac Dheddig
Xaraf TSubg TA7 xar
1

In yar oo tubaako ama jaad ah oo mar canka la geliyo.

2

Muusig yar oo ka horreeya heesta.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Wuxuu u ekaa nin jaadka dhadhan ku haya, waxaana guntiga ugu jirtay majin jaad ah oo furan, woxoogaana wuu taqsiin sanaa oo daanka ayuu ku hayey, afkiisana waxa lagu arkayey cagaarka jaadka oo debedda uga soo baxay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
taqsiin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD