U gudub nuxurka bogga
SABAAD

samad

Magac Dheddig
Xaraf SSubg SA5 xar
1

Suun dun ka samaysan, ballaaran oo haweenku dhexda ku xirtaan.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Cabdi Samad Yuusuf( Abwaan) oo kulankaasi ka hadlay ayaa sheegay in muhiimadaiisu tahay sidii loo loo heli lahaa isku xirnaanta warshadahaan soo saara biyaha si waxsoosaarkooda u noqdo mid tayo leh.

”
β€œ

Cabdi-Samad Cali Shire oo ka tirsan saraakiisha ciidamada MGPL, horayna u soo qabtay Taliyaha ciidamada Daraawiishta Puntland.

”
β€œ

Cabdi Samad Cali Shire ayaa furay Qunsuliyada Ethopia ku yeelatey Puntland isagoo Madaxwaynuhu xusay in Xafiiskani muujinayo saaxiibtinimada qotoda dheer ee ka dhexeeya Dowlada Puntland iyo Xukuumada Ethiopia.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

S Β· SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
samad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD