U gudub nuxurka bogga
SABAAD

safaarad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf SSubg SA8 xar
1

Xaafiiska danjiraha.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ankunda waxuu yiri "waxaa nagu dhaliyay inaan furno safaradaasi kadib markii Ethiopia ay dhawaan safaarad ka furtay Muqdisho".

”
“

Mashruucaasi mid ceebtiisu meel walba gaadhay weeyaan, shakhsiyaad waddankeena ah ayey gashay Ilaahay baa soo qaban doona waanu haynaa xogtoodii, haddii arrintaa la furfuro safaarad iyo waxan Somaliland gudaheeda ah wax laga lug baxayo maaha.

”
“

Si kastaba, furitaanka safaarada Kenya ee Somalia waxa ay kusoo beegmeysa xilli magaalada Muqdisho ay ka furan tahay safaarada Ethiopia, iyadoo la filayo in dhawaan dowlada Uganda ay iyadana safaarad ka furato Muqdisho.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
safaarad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD