U gudub nuxurka bogga
SABAAD

nasri

Magac Lab
Xaraf NSubg NA5 xar
1

Guul laga gaadho dagaal, arrin iwm.

2

Nabadgelyo iyo barwaaqo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Taas ayaa u ekaanaysa in Soomaaliya ku sii jirayso xaallada ay ku sugan tahay hadda haddaan illaahay nasri gaara oo aan maanta muuqan u soo rogin.

”
“

Hey’adda Al-Nasri ayaa waxay xiriir leeyihiin Hey’adda cuntada adduunka ee WFP.

”
“

Fagaaraha Taxriir (Maydaan Taxriir, Masar) ayay inta samaha iyo sinaanta jecel jaal kula ahayd, anna xaafadda Madiinatu Nasri ayaan inta xuska dabada kula jirta ee xaalkoodu ahaa beerka jecli xaydha jecli saaxiib kula ahaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

N · NA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
nasri - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD