U gudub nuxurka bogga
SABAAD

miisaaman

Fal Magu (4)
Naxwe-aanna, -aannayd
Xaraf MSubg MI9 xar
1

Wax la miisamay ahaansho.

2

Wax isu dheeli tirsanahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Aad bay waanadaada iyo naseexadaadu ii deeqday, runtii waana mid miisaaman oo diinta ku qotonta.

”
“

‘Berigii hore sidee arrintaas oo kale ula xaali jirteen?’ ayaa ninkii ragga cod miisaaman ku “ Duul buuraha dega (7) ayaa geed aan la aqoon keeni jirey.

”
“

Si aan u dhammeystirno dhismaha miisaaman ee dawladnimada waxaan maanta soo bandhigeynaa tiirka 4aad oo noqonaya kan ugu dambeeya silsiladaan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-aanna, -aannayd

Xarafka

M · MI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
miisaaman - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD