U gudub nuxurka bogga
SABAAD

liisto

Magac Dheddig
Xaraf LSubg LI6 xar
La Mid AhliisMagac Lab
1

Magacyo badan oo meel ku tixan.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Hasa yeeshee, taageerayaashiisa way u banaan tahay inay urur kale u codeeyaan maadaama uuna ururkiisu wax kuraasi ah ku lahayn deegaankaas, isagoo aan liisto murashax ka dhiiban.

”
“

Ururkii aan degmo ka dhiiban liisto murashaxiin ma haweysan karo inuu saami kuraasiyeed ka hello tartanka deegaankaasi.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

L · LI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
liisto - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD