U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kirishboy

Magac Lab
Naxwe-booyo, m.dh
Xaraf KSubg KI9 xar
1

Inan yar oo ka shaqeeya baabuurka oo caawiya wadaha.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Qaraxa ayaa inta la ogyahay waxaa ku dhintay wiil Kirishboy ka ahaa Gaarii B/l-ka ahaa iyadoo ay ku dhaawacmeen darwakii iyo haweeney gaarigaasi saarneyd,..

”
“

Qaraxa ayaa inta la ogyahay waxaa ku dhintay wiil Kirishboy ka ahaa Gaarii B/l-ka ahaa iyadoo ay ku dhaawacmeen darwakii iyo haweeney gaarigaasi saarneyd, waxaana dadka dhaawacmay loola cararay isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-booyo, m.dh

Xarafka

K · KI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kirishboy - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD