U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kiriiri

Magac Lab
Naxwe-iyo, m.dh
Xaraf KSubg KI7 xar
1

Geed-gaab, geed-madow ah oo cufan oo leh miro kuuskuusan oo hurdi ah kirishboy iyo caleen xanaf leh.

2

Waxyaalo jaadad badan ah oo salka loo dhuubo, oo inta faraha lagu wareejiyo ama xarig salka lagala dhaco, lagu cayaaro oo aad u xiima una dheereeya.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo, m.dh

Xarafka

K Β· KI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kiriiri - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD