U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jilci

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf JSubg JI5 xar
1

Wax jileec ka dhigid.

2

Wax sahal ka dhigid.

Tusaale Dheeraad ah2

“

TIMIRO: Diiriye Hingo, walaalow noo jilci saddexdaa qaybood, waaba arrin waangsan in aan raggaan tartamaya midwalba khaanad geline.

”
“

Waxa ay is lahaayeen marka xoolaha laga joojiyo way jilci dadkan oo markaana maxkasta oo loo soo jeediyo way ogolaan doonaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

J · JI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jilci - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD