U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gurux

Magac Lab
Xaraf GSubg GU5 xar
1

Isha inteeda kuusan ee baararka ka hooseysa.

2

Dhaqdhaqaaqa isha.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Cabdi Warsame Gurux, oo ka mid ah odayaasha ku lug leh wada hadallada ayaa sheegay in cabashada ay salka ku heyso maamulka gobolka Jubbada Hoose oo ay u arkaan in laga badsaday.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gurux - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD