U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gabooye

Magac Lab
Naxwe-yayaal, m.l/dh
Xaraf GSubg GA7 xar
1

Galka fallaaraha lagu rito; qule.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddaba waxaa ceeb iyo fool-xumo ah inaanay beesha Gabooye ku jirin kana muqan sawirka dawladeed ee JSL ilaa madaxweyne, madaxweyne ku xigeen, agaasime iyo dhammaan hay’adaha, laamaha dawliga ah iyo hay’adaha samofalka ee aan dawliga ahayn.

”
“

Maxaase laga yeelay dilkii muwaadinka fasaxa u tegay ee ka soo jeeda Gabooye.

”
“

Haddabaa anigoo hadalkaygan dhawr dhinac kaga hadlaya aan ku horeeyo maqaal dhawaan ku soo baxay Wargeyska Haatuf kaas ee qolada Gabooye ku dedafaysay arrinkii Subeer Axmed Ismaaciil.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-yayaal, m.l/dh

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gabooye - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD