U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhaqaaji

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf DHSubg DHA8 xar
1

Wax taagan socodsiin.

2

Subag, xayr iwm dhalaalin.

3

Wax meel fog geyn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Kolkaan badhtanka soo gaadhsiiyay ayuu dib iila noqday oo halkii aan is laha ka soo dhaqaaji ayuu igula noqday.

”
“

Raisulwasaraha Soomaaliya oo Maanta lagu dhaariyay Munaasabad lagu qabtay Muqdisho 01 Nov 2010- "Marka 1-aad,marka 2-aad iyo marka sexaadba waxaan xooga saari doonaa Nabadgelyada sababtoo ah hadaan nabadi jirin majiri karaan wax la dhaqaaji karo"..

”
“

Raisulwasaraha Soomaaliya oo Maanta lagu dhaariyay Munaasabad lagu qabtay Muqdisho "Marka 1-aad,marka 2-aad iyo marka sexaadba waxaan xooga saari doonaa Nabadgelyada sababtoo ah hadaan nabadi jirin majiri karaan wax la dhaqaaji karo"..

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhaqaaji - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD