U gudub nuxurka bogga
SABAAD

deel

Magac Lab
Xaraf DSubg DE4 xar
1

Astaan xoolaha lagu sunto oo u eg deelka xuruufta carabiga. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hadalladaa deel-qaafka ah ee isa soo taraya, waxaana u arkaa xasaradeyn iyo xumaan aniga iyo beeshaydaba lagu fogeynayo.

”
“

Hadallada deel-qaafka ah waxa ka mid ah, “Qaybe mawqifkiisa Ha Caddeeyo.”

”
“

B) Ta’da reebban: Waxaa lagu qabanayaa ta’da reebban- iyadoon lagu aqrineyn codka sanka- laba meel: Hadduu noqdo deel ama dha’.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

da'

Xarafka

D · DE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
deel - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD