U gudub nuxurka bogga
SABAAD

day

Fal Gudbe/Magu (1)
Naxwedayay/deyay, dayday
Xaraf DSubg DA3 xar
1

Indho, wax dhankooda u jeedin.

2

Isku d.: wax isku tijaabin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Isku day badan oo la rabay in lagu dhexdhexaadiyo labadan kooxood ayaa fashilmay iyadoo ay qolowaliba sheeganauso in iayadu tahay ta sharciga ku taagan umana muuqato in khilaafkan noqdo mid si dhib yar lagu xaliyo.

”
“

“Ma jiro isku-day afduub oo ay sameeyeen intii aan la qaban ka hore, waxaana soo wargeliyay ciidamada badda kalluumeysato Indi ah,” ayuu yiri sarkaal sare oo u hadlay ciidamada Booliiska gobolka Gujarat ee dalka India.

”
“

Isku day koorsada lagu magacaabo Begin! amaba haddii aad bilaabi karto koorsooyin kale.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (1) (f.g/mg1)

Isrogrog

dayay/deyay, dayday

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
day - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD