U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ciirsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf CSubg CI7 xar
1

Wax awood yari dartii la liicay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Aynu u fahanno maxkamaddu in ay bixiso go’aanka kama danbaysta ah oo aanay jirin meel danbe oo loola ciirsan karaa.

”
“

Cid kuwii noogu dhawaa ee aannu u ciirsan lahayn iyaga ayaa isku maran oo cunaha is haysta.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

C · CI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ciirsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD