U gudub nuxurka bogga
SABAAD

axar

Fal Gudbe (1)
Naxwe-xray, -xartay
Xaraf ASubg AX4 xar
1

Timir iwm lafo ka saarid.

2

Arrin aad uga baaraandegid.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Hay'ada MSF ayaa sheegtay in dhamaan dadkii badbaaday ay u fidiyeen gargaar deg-deg ah, ayna siiyeen cuno iyo biyo, haatana ay ku hayaan xarun ay ku leeyihiin degmada Axar ee Gobolka Ebyan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (1) (f.g1)

Isrogrog

-xray, -xartay

Xarafka

A · AX

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
axar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD