U gudub nuxurka bogga
SABAAD

abyan1

Magac Lab
Xaraf ASubg AB5 xar
1

Garasho ama dareen, wax silloon ama lala yaabo, ay dhaliyaan; amakaag; ashqaraar. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

C/llaahi Abyan Nuur wuxuu hadalkiisa kusoo xiray in diinta oo la isku baraarujiyo ay tahay ficilka ugu wanaagsan ee qofka muslimka ah laga doonayo inuu sameeyo.

”
“

Abyan wuxuu ka dhashay beesha Biimaal/Dir.

”
“

-Wasiirka Cadaalada iyo arimaha diinta C/laahi Abyan Nuur 9-.Wasiirka Maaliyadda Xuseen Cabdi Xalane Wixii war ah ee kasoo baxa ku dhawaaqista xubnaha Golaha wasiirada dib ayaan ka soo sheegi donaa inshaa alah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

A · AB

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
abyan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD