U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fisiko

Magac Dheddig
Xaraf FSubg FI6 xar
La Mid AhfiisikoMagac Dheddig
1

Barashada xeerarka suga dhismaha uunka marka loo eego maatarka iyo tamarta ee ay ka koobantahay. Caado ahaan, barashada waxa loo qaybin jirey qaybo: kul, ileys, jabaq, danab iyo birlabnimo, iyo mekaaniko.

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

F · FI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fisiko - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD