U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhexee

Fal Gudbe/Magu (2)
Naxwe-xeeyay, -xaysay
Xaraf DHSubg DHE6 xar
1

(f.g) Weel waxa ku jira badh ka dhigid.

2

(f.mg) U dh.: wax aan cidi gaar u lahayn ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Waxa la yareeyey casuumadihii, martiqaadyadii, shiidaalkii, maalin-dhexee, socdaaladii debeda, qalab-xafiisyada aan mashiinada ahayn, (Office Supplies) iwm.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (2) (f.g/mg2)

Isrogrog

-xeeyay, -xaysay

Xarafka

DH · DHE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhexee - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD