TUUG DAHAB XADAY

Nin tuug ah baa ka xaday, nin Suldaan ah laba kabood oo dahab ah.

Markaas buu haddana wuxuu arkay dameer laba jawaan oo dahab ah, saaran tahay, markaas buu damcay in uu ninka dameerka wata inuu ka xado dameerka dahabka sida.

Markaas buu jidkii uu ku soo socday buu kab dahab ah dhigay oo cabbaar meel u jirta midii kalana uu dhigay, markaas baa ninkii dameerka watay baa arkay kabta dahabka ah oo meesha taal,.

Markaas buu iska dhaafay, cabbar markuu socday bu:1 arkay kabtii kale, markaas buu dameerkii ku xirtay meeshaan kabtu taal, oo raadshey tii kale oo uu soo dhaafay, markaas baa tuuggii xaday dameerkii iyo dahabkii.

Sheekada Tuug Dahab xaday
Related Sheeko Image 1
Related Sheeko Image 2
Related Sheeko Image 3

Qoraa: SABAAD

Taariikh: June 11, 2025