ADDUUNYO WAA SHEEKO IYO SHAAHID

Sheeko Sheeko:

Nin baa ka soo safray reerkiisii, isagoo sita qumbe subag ah iyo wan buuran oo Toddoba jir ah, markaas baa laba tuug aragtay oo ey yiraahdeen war sidee uga xadnaa ninkaas wanka iyo subagga?

Markaas baa mid wuxuu yiri annaa indhaha iska ridaayee isoo raac markaas buu indhaha xanjo marsadey oo istaagey jid- kii ninka soo marayey Waryaa sharqamay? Waa anigoo safar ah, war magaaladii igey, hoo wanka ii qabo, oo usha keenso? Markaas baa tuugii kale wankii furtay, war xarigeyga xoollo kuma jiraan ee qumbaha ii dhiib, ee wankii raadi, markaas buu isna qumbihii la carrarey ninkiina halkaas baa lagu dhacay.

Sheekada Qumbe subag ah
Related Sheeko Image 1
Related Sheeko Image 2
Related Sheeko Image 3

Qoraa: SABAAD

Taariikh: June 11, 2025