Maahmaahyo
Aar qoyey dacawo la mood. Dec 13, 2025
Abuur iyo waano, abuur baa horreysey. Dec 13, 2025
Af aamusani marti ma sedo. Dec 13, 2025
Af aanad aqooni aabahaa wasna waa kaa yeedhsiiyaa. Dec 13, 2025
Af hadlaaba aamus. Dec 13, 2025
Af jabtay sideedii ma noqoto. Dec 13, 2025
Af nooli waa hadlaa Eyna waa ciyaa. Dec 13, 2025
Afkaad goojaamo kaga keentay kula hadal. Dec 13, 2025
Ammaan lama dhu-dhumiyo. Dec 13, 2025
Ammaano kugu raagtey inaad leedahay baad mooddaa. Dec 13, 2025
Aqoon xumo abaar ka daran(qorsho xumo abaar ka da… Dec 13, 2025
Arin nin la toosan ayaa nin kale tuur la leh. Dec 13, 2025
Aroos lagama raago, lagumana raago. Dec 13, 2025
Badhi mag ma laha. Dec 13, 2025
Ballaysin bir ka adag. Dec 13, 2025
Barasho u yeelo geedkaad cugsan doonto. Dec 13, 2025
Bari waaga mooyee wax san kama yimaadaan. Dec 13, 2025
Baryo badan iyo bukaan badanba waa laysku nacaa. Dec 13, 2025
Been fakatay runi ma gaadho. Dec 13, 2025
Belaayo guur bay ku tiraahdaa ama guurso. Dec 13, 2025
Bidaari sibiq bay kugu gashaa. Dec 13, 2025
Bil-saddex reerkaagana waa kaa kaxaysaa, reer kal… Dec 13, 2025
Bisayl iyo ceedhiin waxa u dhexeeya waa yac-yacoo… Dec 13, 2025
Bisqin rag bay kuu gaysaa ragse kaama celiso. Dec 13, 2025
Biyo gorore oo meel godan bay isugu tageen. Dec 13, 2025
Biyo meel godan bay isugu tagaan. Dec 13, 2025
Biyo sacabbadaadaa looga dhergaa. Dec 13, 2025
Boqol sano oo dawlad xumo ah, hal habeen oo dawla… Dec 13, 2025
Carraabo, fadhaa quusiyey. Dec 13, 2025
Carruurta mulaca cayaar cayaar bay u dishaa, isag… Dec 13, 2025
Casaan qurux kama qatana. Dec 13, 2025
Ciyi waa ka beryey. Dec 13, 2025
Col hortii baa hub la samaystaa. Dec 13, 2025
Dacawo duul-duul badan af libaaxeey dalaq dhahdaa. Dec 13, 2025
Dameeri dhaan raacday. Dec 13, 2025
Dan layskuma naco. Dec 13, 2025
Dani waa seeto. Dec 13, 2025
Deriskaa dagaalkaaga rabaa, dooradaada ceshaas ku… Dec 13, 2025
Dhabada yari dhabada wayn bay kugu ridaa. Dec 13, 2025
Dhallaan dhargay fartaa loo lulaa (way iska qosla… Dec 13, 2025
Dhar kaa dheer dhaxan kaama reebo. Dec 13, 2025
Dhaxal goroyo dhebed baa iska leh. Dec 13, 2025
Dheere iyo gabane un baa jiree, Dhuubane majiro. Dec 13, 2025
Dhib lagula qabo dhib ma eh. Dec 13, 2025
Dhiig islaan ma qarsoomo. Dec 13, 2025
Dhool bari ka soo kacaa dhaan loo nageeyaa. Dec 13, 2025
Dibi hooyo xumi korme ma noqdo. Dec 13, 2025
Dibi, bay waw dhutiyaa. Dec 13, 2025
Doqontu hadalkay dib u gocotaa. Dec 13, 2025
Dudumo dheeraataa dhulkuun bay ku noqotaa. Dec 13, 2025
Erey nimaan dhaafin odday ma dhalin. Dec 13, 2025
Fallaartii cirka loo ganay cid kastoy filo. Dec 13, 2025
Gadal gadaal geed looma koro. Dec 13, 2025
Gari laba nin kama wada qosliso. Dec 13, 2025
Gorgor, haadda ka weyn. Dec 13, 2025
Habar dhali wayday aleelo ku waalatay. Dec 13, 2025
Hadal iyo hilbaba kala qalan. Dec 13, 2025
Hadal nin badiyeyna ma dhamayn nin yareeyeyna wax… Dec 13, 2025
Hadal waa dheh iyo dhagayso. Dec 13, 2025
Hadalaw nin si kuu yidhi hawraarayna ninba si kuu… Dec 13, 2025
Hadalna sii dhehbaa diley hanbana sii hudhbaa dis… Dec 13, 2025
Hadday curaddii durdurisay aaran maxaad moodday. Dec 13, 2025
Hadday tubaako, faa’iido leedahay Habargidir baa … Dec 13, 2025
Heeraa wan ma eh. Dec 13, 2025
Hoonbaro libaax bay soo wadaa. Dec 13, 2025
Hunguri wax ka weyn la mariyaa wuu dillaacaa. Dec 13, 2025
Hurdo habar ma koriso. Dec 13, 2025
Inta gaari la doon-doonayo, ayaa goombaar wiilkee… Dec 13, 2025
Kelyo nimaan lahayn bay kaadiyi dishaa. Dec 13, 2025
Maaweelo ma bogsiiso meel ku bugta . Dec 13, 2025
Madax aanad lahayn miyirkiisa laysma saaro. Dec 13, 2025
Masiibadu adduunyada iyadaa u macallin ah. Dec 13, 2025
Naagi ninkay legedo kama kacdo. Dec 13, 2025
Naago waa belo loo baahan yahay. Dec 13, 2025
Nimaan balan lahayni waa nin aan diin lahayn. Dec 13, 2025
Nin aanad maalin ku baranin sanad kuma baratid. Dec 13, 2025
Nin casarkii isa sheegay, cishihii ceebi ma qabat… Dec 13, 2025
Nin faash wataa xaabo ma waayo. Dec 13, 2025
Qaadis iyo jiidis waa isla guryo geyn. Dec 13, 2025
Rag waa raggii hore hadalna waa intuu yidhi. Dec 13, 2025
Reer, naagbaa kaa raacda. Dec 13, 2025
Reerka meelan loo husan looma haatiyo. Dec 13, 2025
Saddex lama raaco: Ma horreeye, ma hambeeye, iyo … Dec 13, 2025
Seedi waa beer. Dec 13, 2025
Shinbiri maalibay dab qaaday buulkeedii baanay ku… Dec 13, 2025
Soori waa in xil lagaga tago iyo in xarrago lagag… Dec 13, 2025
Tol yarraaday, tafo naagood baa laga dayaa. Dec 13, 2025
Tuhun waa sed. Dec 13, 2025
Tuug la qabtay talo ma laha. Dec 13, 2025
Umili ilawshiinyo dhaw. Dec 13, 2025
Wax aad baratay waa baaskaa. Dec 13, 2025
Waxaan calaf ahayna lama cuno, waxaan hed ahayna … Dec 13, 2025
Xalaafo waa Xoogii Xirsi Muude. Dec 13, 2025
inneen daaman nool ma daalaan, oo dad baan nahay … Dec 13, 2025
ishaadu waa kula da’ dhegtaaduna way kaa da’wayn … Dec 13, 2025
labadii xaqdaro ku heshiisa xaqay ku diriraan. Dec 13, 2025
luqun dheeraatay madax ma dhaafto. Dec 13, 2025
waraabaa yidhi ulna layla gaadhi waa cayna wax ig… Dec 13, 2025
waxaanad heli karayn waxaanad u baahnayn baa laga… Dec 13, 2025
xaasidaw xoogga beel. Dec 13, 2025

Bidaari sibiq bay kugu gashaa.

Bidaari sibiq bay kugu gashaa.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “B”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.