Qeexid
"(kiim.) Adke cad oo wiriqaysan oo ku milma biyaha CO(NH2), yuuriya waa maxsuulka naytaroojiineed ee ugu dambeeya qashinsaarka naasleyda."
"(kiim.) Adke cad oo wiriqaysan oo ku milma biyaha CO(NH2), yuuriya waa maxsuulka naytaroojiineed ee ugu dambeeya qashinsaarka naasleyda."
magac / noun
Dheddig / feminine
Wadaag:
Duubidda qof sarta wejiga duubo marka uu wax diiddanyahay
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
ld yuurur1 (2).
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
Fadhi; yoxoob; kuudud.
ld yuururid.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
Muddo badan hawl la'aan meel fadhiyid; yoxoobid; kuududid.
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
ld nuurad1.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
(-cac, m.l) Yaaw laba loo dhigay middood.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
Wax soo tagid.
Wax istaajin. ld yuuc2.
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
(-bab, m.l) Wiilasha la gudo cadka laga gooynaayo; buuryo; beejo.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: