Qeexid

"Wax soo taagan ahaansho."

Qeexid Xigta

Wax taagan ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yuuban oo kali ah:
  • Akhyaartayada dhegaha yuub-yuubanow bal aynu u yara xiiq tirano warka anaga oo iminkana idinku dal-dali doono tix gabay ah: Sidii habar Ibtilo luudaysa oo aad, naag sodoh ah moodo.
  • Wixii Dulmi Kursi ama Kheyraad ah ee dhacayna, walaaluhu weey isaga garaabikaraan, isna xaqsoori karaan, waase in sidaa la isula fahmo, inta cadowgu midba gaar u didsanlahaa, oo uu yuubanlahaa.