Qeexid

"(-bab, m.l) Wiilasha la gudo cadka laga gooynaayo; buuryo; beejo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yuub oo kali ah:
  • Wuxuu Abuu Ayuub yidhi, wallaahi ayaan ku dhaartaye ma arko wax uga kheyr badan fulinta dardaarankii Rasuulka (scw) aan ka ahayn inaan gabadha xoreyno.
  • Diin bay u haystaan in ay dumarka dhaqaalahooda ka xayuubshaan, oo iyagu isku xannaaneeyaan; diin bay u haystaan in ay dumar badan guursan karaan iyaga oo aan ku fillayn hal xaas; diin bay u haystaan in ay san haweenku hoggaamin karin qaranka.