Qeexid
Koox ubad ah oo yaryar; carruur; gurbood.
Koox ubad ah oo yaryar; carruur; gurbood.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: ld firiiric.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Fadhi; yoxoob; kuudud.
Qeexid Xigta: ld yuururid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Muddo badan hawl la'aan meel fadhiyid; yoxoobid; kuududid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
e.d
Qeexid: Erey xoog loo yiraahdo kolka bahal layska celinayo, si uu u joogsado.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld yuurur1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Duubidda qof sarta wejiga duubo marka uu wax diiddanyahay
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: ld yuub2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-cac, m.l) Yaaw laba loo dhigay middood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]