Qeexid

"(bot.) Geed weyn oo laf adag oo alaabo wanaagsan laga qorto, sida koorta geela."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yucub oo kali ah:
  • Yucubtu waa nooc qallafsan, waana geed cunto qiime leh ah oo ku habboon gobollada kul-kulul ee abaarta ah, roobkuna ku yar yahay.
  • Geedka Yicibta Iyo Faa’iidooyinkiisa Geedka yucubtu waa geed had iyo jeer cagaaran oo caleemo badan oo shareeran leh, waana dhirta lagu tilmaamay in ay sii dabar-go’ayso.