Qeexid

Cayaar sii baabba'aysa oo wiilal iyo gabdho laysu caayo, cay kaftan ah oo aan laga caroon: mirihiisu, suugaan ahaanta aad bay u fiicanyihiin haseyeeshee cayda xun oo uu ku dhisanyahay baa dishay.

Qeexid Xigta

ld yooyootamid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yooyootan oo kali ah:
  • Muddo 3:0 daqiiqo gaadhaysa ayey shirgudoonka ku qaadatay inuu soo xereeyo mudanayaasha oo debedda looga yeedh-yeeedhayey iyo daminta yooyootan madasha wax u dhimay oo ka bilaabmay hoolka shirarka.
  • Waa yooyootan, caytan yaqyaqsi leh, ligis iyo dhooqo lagu galgasho oo si aan loo miidaan deyin ciddii la doono loo marmariyo.